Somaliland 3 Midi



Download MIDI Download MP3*

*converted from midi. may sound better or worse than midi.


0:00 0:00">

advertisement

Lyrics

Samo ku waar, samo ku waar
Sarreeye calanka sudhan bilay dhulkiisa
Samo ku waariyoo, iyo bogaadin sugan
Hanbalyo suuban kugu salaannee, samo ku waar

Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay, qarannimada Soomaaliland
Xuskooda dhowrsan kugu salaannee, samo ku waar

Guulside xanbaarsan, Soo noqoshadiisa
Kalsooniduu mutaystayee dastuurka
Dastuurka kugu salaan, kugu salaannee
Midnimo walaalnimo Goobanimo

Islaanimo kugu salaanee samow samidiyo[
Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland
Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland

Comments (add comment)